27th July 2024  admin  Category :

Wasiirada ammaanka, warfaafinta iyo arrimaha gudaha, taliyaha guud ee ciidanka PMPF ahna taliyaha sugidda amniga doorashada, taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland, taliyaha ciidamada xasilinta caasimadda iyo saraakiil kale ayaa shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Garoowe.

Mudadii uu socdey kulanku waxaa lagu go’aamiyey wax ka qabashada gaadiid bilaa taarikada ah, fiiqista bacda madaw ama beersoolka, wadashaqaynta laamaha ammaanka iyo shacabka sida uu warfidiyeenka u sheegaya Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax taliyaha guud ee ciidanka badda Puntland ahna taliyaha ciidanka sugidda amniga doorashada.

https://youtu.be/ZAYF-SL9Vcw

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*