![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/06/Deni-2019-777x437-1-624x351.png)
6th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee SEIT oo ka kooban 8 xubnood.
Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii labaad ee soo magacaaba Guddiga labada heer ee doorashooyinka, iyadoo Jubbaland aheyd maamulkii u horreeyay.
Dhowaan ayaa shir lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho waxaa laga gaaray heshiis sidii dalka Soomaaliya ay uga dhici lahayd doorasho.