29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 Sep, 2016 waxaa uu magaalada muqdisho kaga qayb galay munaasabad lagu shaacinayay War-murtiyeed kasoo baxay shirkii ay masuuliyiinta Madasha Qaran ku lahaayeen maalmihii lasoo dhaafay magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Shirka waxaa sidoo kale qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Max’uud, Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheikh Cismaan Jawaari iyo sidoo kale Madaxweynayaasha maamulada kale ee dalka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa caddeeyey in ay lagama maarmaan noqonayso in waqtigeeda ay ku qabsoonto doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya sanadka 2016, isla markaana ay muhiim tahay in lasii anba qaado dib u dhiska dalka.

–DHAMMAAD–

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

HOOS KA AKHRI WAR-MUTRIYEEDKA

war-murtiyeed-1war-murtiyeed-2war-murtiyeed-3war-murtiyeed-4war-murtiyeed-5war-murtiyeed-6

img_6885img_6889img_6896img_6901img_6906img_6911img_6913img_6917img_6930img_6936img_6938img_6946img_6955img_6959img_6967img_6973img_6979img_6984img_6989img_6990img_6992img_6994img_6999img_7000img_7004img_7007img_7029img_7040img_7047img_7054img_7057img_7058img_7061img_7062img_7065img_7069img_7073img_7075img_7082img_7083

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*