26th July 2024  admin  Category :

Marabbiga ugu da’ada weym  beesha  Harti ee ay  haystaan maamulka SNM, ayaa ku sifoobay hadal uu horay u yiri hogaamiyihii hore ee Bulshada Madow ee dalka Maraykanka  Malcolm X  mar uu ka hadlaayey adoonsiga.  Adoonka la haysTo ayuu qaybiyey Malcolm   labo qaybood Adoonka guriga jooga oo la nool ninka haysa sida Baashe Maxamed Faarax iyo kan beeraha fala oo duurka ku maqan

Marabiga guriga jooga ayuu ku sheegay ” The house Negro usually lived close to his master. He dressed like his master. He wore his master’s second-hand clothes. He ate food that his master left on the table. And he lived in his master’s house–probably in the basement or the attic–but he still lived in the master’s house.

Marabiga guri jooga had   iyo jeer kama dheeraado ninka xooga ku haysta waana ka ag dhow yahay. Wuxuu u labistaa sida ninka xooga ku haysa uu u labisan yahay. Wuxuu gashadaa dharka ka duugooba ninka xooga ku haysta. Wuxuu cunaa hanbada ninka haystaa uu Miiska kaga tago. Wuxuu ku nool yahay ninka xooga ku haysa gurigiisa- laga yaabee inuu ku ool yahay khaanadaha hoose ee guriga- laakiinse weli wuxuu ku ool yahay guriga ninka haysta meel kasta ha kaga noolaadee. Baashe ha la dharbaaxo ama ha la bahdilo weli Isaaq ayuu la noolbyahay iyaguuna isu haysta. The house Negro

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*