26th July 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo 25 sano raadinaysey ictiraaf ay Soomali inteeda kale kaga go’aan, hase ahaatee Hartiga Waqooyiga Soomaaliya degaa aqoonyahanadoodu ay albaab walba ka soo xireen, ayaa maanta Arji ay aqoonsi ku raadinayaan oo yar iyo weyn isku soo qoreen waxay u qorteen  VAICAN iyo Qowmiyado kale oo sheegen inay ka kaalmaynayaan aqoonsiga.

Daawo daqiiqadda 7:53

https://youtu.be/q8sYYY1tFTE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*