
14th March 2026 admin Category :
Gudoomiyaha degmada Jariiban, Maxamuud Maxamed Maxamuud “Muufo” ayaa ka jawaabay hadalkii Xildhibaan Cawil Daad.
“Xildhibaanka waxaa laga doortay Degmada Jariiban Wax war ahna kama uu hayo deegaanka laga doortay, waxaana ugu danbaysay maalintii la doortay”







