29th September 2022  admin  Category :

Qorshihii Cali Khaliif iyo Farmaajo maamulka ugu sameenayeen gobolada Sool iyo Sanaag oo meel fiican umaraya.

Cali Khaliif ayaa sida la sheegay loo wadaa madaxweynaha maamulka Golis, halka Casayr Cabdulqaadir oo ah nin ka soo jeeda beesha Habar Yoonis, Muuse Care oo sheegta inuu madax u yahay Ururka Dulmi diid loo wado Ku xigeenkiisa.

Madaxweyne Farmaajo oo maalintii loo doortay Raisulwasaaraha Soomaaliya ka reebay golihiisa Wasiirada Beesha Warsangeli. Maanta oo madaxweynaha Yahayna diidan inuu u magcaabo, Agaasime, Safiir iyo Taliye. sidoo kale diiday inuu Bustaa uga yar inuu siiyo ciidamadii ka soo goostay Soomaaliya diidka ayaa Dawladda u samaynayo gobolada Sanaag iyo Sool wuxuu u arkaain Beesha Maakhir miisaaniyo culays ku hayn maamulkan u samaynayo

Qaar ka midah Xildhibaanada Baarlamaanka Pun tland ee ka soo jeeda beesha Warsangeli Qorshahan waxbay ka ogyihiin. Waa kuwa doonaya inay Puntland burburiyaan

https://allsanaag.com/maamulka-farmaajo-iyo-cali-khaliif/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*