26th July 2024  admin  Category :

Mar Haddii Xildhibaankii Qof dhintay  oo jidka yaal soo  bandhigayo si uu dadka beeshiisa ka soo jeeda uu qaab  qabiil ugu abaabulo  ugana  hor keeno dawladda uu Xildhibaanka ka yahay    , mar haddii  wasiirul dawlihiina uu wareegto ka daba qorayo wareegtadii uu wasiirkiisu soo saaray, isaga oo ka hor imanaya amarkii wasiirka iyo nidaamkii dawladnimo    , mar haddii nabadoonadii nimankan qaban lahaa noqdeen  noqdeen Xasan diiriye iyo Xasan xaad . Waa adag tahay in la helo dawlad Soomaaliyeed inta Muqdisho caasimad u tahay Soomaaliya .

Sawirka hoose waxa face book soo dhigay Mahad salaad oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Beesha Habar gidir, Hawiye. Mahad Salaad xilala badan ayuu ka soo qabtay dawladdii xasan Culusoow

Sawirka Mahad Salad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*