23rd December 2024 admin Category :
Jawaari oo u diiday in uu RW Saacid is difaacao ayaa maanta mar labaad isu soo sharaxaya Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh, Cismaan Juwaari , oo horay diiday in baarlamaanka Soomaaliya ay hor yimaadaan oo ay iska difaacaan mooshino xilka looga qaadayey dhowr Ra’sawasaare oo dalka soo maray, ayaa maanta mar labaad doonaya in tii oo kale sameeyo oo loo doorto gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya
https://youtu.be/gaa9GkYbMEc