29th March 2024  admin  Category :

Ma runbaa in xasan Culusoow caawa casumay 190 Xildhibaan?

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa Caawa Hotel Syl ku Qaabilay Xildhibaanada Taageersan. Taageerayaasha Murashax Xassan Sheekh ayaa Tirada Xildhibaanada ku sheegay 190-Mudane, Balse markaa eegtaan Sawiradaan waa arkeysaan Tirada meesha Fadhida ee dhabta ah. Saaxiibo Agaasimayaal ah ayaan ku arkaa Sawirada malaha Caawa Kuraastaa badneyd.

Image may contain: 8 people, people standing

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 1 person

Image may contain: 8 people

Image may contain: 4 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*