9th February 2023  admin  Category :

Guddiga Farmaajo magcaabay waa tii Soomaaliya lagu kala go’yn lahaa

Dirta Koonfureed Fikirkan ayeey aaminsanyihiin , madaxweyne Farmaajono madax ayuu uga dhigay Guddiga wada hadalka Dirta Waqooyi iyo Soomaali inteeda kale.

Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Biyo Maal, Dirta Koonfureed

Cabdirxmaan Macalin Cabdulaahi Abgaal Hawiye

Cali Siciid Fiqi Raxanweyn

Axmed Jaamac Muuse, Habarjeclo, Dirta WaqooyI

Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Dhulbahante, Daarood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*