11th October 2024 admin Category :
Farmaajo oo looga digay Dhaqanka Mooryaanimada iyo inuu Beelaha Soomaaliyeed maamul goboleedyadooda layska hor keeno.
Dowladda Puntland ayaa uga digtay Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah, si gaar ah faragelinta doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah.