26th July 2024  admin  Category :

Axmed Gurey ma uu dhiman ma goblamin Darwiishkii geenyadu ma daalana

Bartamaha magaalada Jigjiga oo ah magaalada madaxda Gobolka Soomaali Galbeed, ayaa laga taagay Calanka Soomaaliyeed, Calanka ONLF, Calanka maamulKA degaanka. Intaa waxa sii dheer waxa laga dul babiyey calamadaas taaladdii darwiishka Sayid Maxmed Cabdulae Xasan

https://youtu.be/bwDW2Ix1X3I

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*