14th July 2026  admin  Category :

Waxa adeer u ah hogaamiyaha Daacish Cabdulqaadir Muumuin, degaanada Puntlandna wuxuu ka tegay markii ay ka bilaabantay dagaalkii Daacish ee degaanada Bari ee gagobolka Bari ee uu ka soo jeedo

Hadda wuxuu ku sugan yahay Muqdisho, habeen iyo maalin wuxuu fidno iyo isku dir ka dhex wadaa beelaha Puntland, inta badan wuxuu soo qoraa warar been abuur ah oo sida la sheegay ay ku lacag siiyaan Siyaasiyiin hore oo reer Puntland ah oo hadda iyana ku sugan Muqdisho.

Wararkan been abuurka ee maanta qura uu qoray waa sadex aan midkoodna xaqiiqda ku salaysnay,

Wararkan beenta ah ee uu magaalada Buraan, uu ka qoray weriye la sheegay inuu kala shaqaynayey oo ku sugan degaanada Puntland isaga waa la xiray, hase ahaatee Mooryaankani Muqdisho ayuu ku sugan yahay oo aaminsan yahay haddii uu ka shaqeeyo bur burka maamulka Puntland xarig iska daaye in lacagta la siin jiray loo badinayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*