11th May 2024  admin  Category :

Sacdiyo Cali Shariif, oo madaxweynuhu abti u yahay ayaa xil loo magcaabay.

Sacdiyo Cali Shariif, oo loo magacaabay ku-xigeenka hay’ada socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya, ayaa waxa abti run u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo horay gabadh uu adeer yahay Hinda Culusow ugu magcaabay Xil sare madaxtoyada . Dawladii hore sidan oo kale ayuu duqa magaalada Muqdisho u magcaabay Ninkii qabay gabadh ay dhashay walaashiis Nuurto Culusoow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*