27th April 2024  admin  Category :

Dagaal ooge Indho oo dul degay Madaxtooyada Soomaaliya

Dagaal ooge Yuusuf Indhocadde iyo maleeshiyaad uu horkacayo ayaa gaaray taalada Daljirka Dahsoon oo lagu wado in berri ay Dhoolatus ku sameeyaan beesha Hawiye ay ku cabsi gelinayaa Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Maleeshiyaadka uu horkacayo General Indhocade ayaa fariisimo ka sameystey wadooyinka soo gala taalada daljirka dahsoon waxana uu sheegay in ay amni tahay dadkuna ay banaanbaxa ka soo qeybgalaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*