26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo siyaasiyiinta Hawiye oo warsaxaafadeed caawa qabtay

Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo kuwa Musharaxiinta, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo cida weerarka qaaday.

Dadka degan Xaafadaha degmada Boondheere ayaa sheegaya inay maqlayaan rasaas culus oo la isku adeegsanayo.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay weerareen Ciidanka Musharaxiinta oo ku sugnaa Daljirka Dahsoon oo maalinta berri la qorsheynayo inuu ka dhaco bannaan bax ay iclaamiyeen Musharaxiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*