
18th August 2026 admin Category :
Madaxwaynaha Dawladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafti uu hoggaaminayo











