2nd January 2025 admin Category :
Dugsiyada dalka Zimbawe oo Waxbarashada Caruurta u qaadanaya Ceesaan Ari ah
Waalidka dalka Zimbawe ee reer Baadiyaha ah oo aan awoodin lacagta ay caruurtooda wax ku barayaan ayaa hadda waxa loo ogolaaday inay Xoolo la yimaadaan sida Riyaha iyo Idaha oo loogu qiimaynayo lacag., sidaa waxa yri wasiir ka mid ah dawladda
Wasiirka waxbarashada dalkaas Lazarus Dokora ayaa u sheegay Joornaalka afka dawladda ku hadla ee Sunday Mail newspaper in Dugsiyadu noqdaan kuwo aan hal meel ku dhigin oo waalidka u debciyaan marka ay ka doonayaan lacagta ay caruurtoodu wax ku baranayaan maaha qura inay xoolaha qaataan oo qura , xitaa qofkii xirfad leh waa in xirafadiisaloo qiimeeyaa oo uu wax ugu qabtaa dugsiga sida qofka wax dhisa oo taa loo qaataa lacagta dugsiga ee ilmahiisa
Dugsiyo badan ayaa hadda aqbala inay qaataan xoolaha, sida ay qortay he Sunday Mail
https://youtu.be/gBz_Qbngrko