26th July 2024  admin  Category :

Garsoorka dalka gaar ahaan kuwa ka jira magaalad Muqdisho ayaa ka jira dulmi loo geesto dadka danbiyada soo galla. Waxaa xabsiga dhexe laga soo daayey dad u xirnaa lacago lagu lahaa oo aad u yar; tusaale ahaan, qof ayaa lacag dhan boqol doolar darteed u xirnaa muddo dhan labo sanno ah. Hadaba garsoor xumida ka jirta dalka barnaamij ku saabsan fadlan hoos ka daawo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*