29th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta beelaha Hargeeysa ayaa maalmahan shaqo ka dhigtay qudbadii Madaxweene Farmaajo. Waxaase aad ayaan darro u ah in dadkaas ay siyaasiyiin u yihiin beel dhan. Faysal Cali Waraabe ayaa ku tilmaamay Farmaajo inuu yahay nin seediyadii la deggan oo uu isaga Muqdisho kaga dhow yahay. Faysal Cali Waraabe wuxuu illaaway in Muqdisho ay tahay caasimadii ummada Soomaliyeed, Farmaajana uu yahay madaxweeynihiisa.

Mideeda kalle waxaa la yaab ah in Faysal Cali Waraabe uu maalina caayo Hawiye, maalina uu yiraahdo anaa Muqdisho Farmaajo ugga dhaw. Hadaba, siyaasiyiinta Hargeesa ayaa ah kuwo jahwareeray oo aan waxba ka xishoon, kuna hadla hadba waxa uu afkooda soo qabto.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*