29th March 2024  admin  Category :

Faysal Cali Waraabe oo ah shaqsi aan siyaasadda ehel u aheen ayaa mar kasta uu hadlo waxa uu caayaa dadka ama wuxuu isku diraa dadka.

Faysal ayaa sheegay in ay doonayaan ineey ka xoreenayaan Muqdisho labada yar yar oo uu ulla jeedo Kheeyre iyo Farmaajo si buu yiri aan ugu soo cellino gacanta dadkii aan soo wada halganay (USC) oo aan wada ridnay Maxamed Siyaad Barre.

Faysal welli kama weeynaan qabyaaladii dalka Soomaaliya oo dhan la degtay, waxeeyna dhamaan siyaasiyiinta SNMta ay ka dhamaan la’yihiin waa nala xasuuqay iyo iyagoo shaqo ka dhigtay fagashada qabuurayaasha oo ay ku jiraan dadkii u dhintay cudurada iyo kuwa shilalka ku dhintay si ay caalamka aqoonsi ugga hellaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*