29th March 2024  admin  Category :

Marka hunguri ku qaado, uu hungurigaasi kula galo Siyaasiyiinta Muqdisho ceebtaada ayaa banaanka imanaysa iyo in lagu ogaado inaad tahay Calooshiis la ciyaar.

Amiin Caamir, labaatan cisho ka hor wuxuu inoo sheegay in Soomaali oo dhami sanadkii ina dhaafay  ee 2017 uu ugu howl karsanaa  Taabit Cabdi.  Maanta xilkii waa laga qaaday Taabit, waxa laga sugayey Amiin Caamir sawir uu arintaa kaga xun yahay inuu soo dhigo. Taasi ma dhicin ee  waxa uu soo dhigay  Hambalyadii gudoomiyaha cusub oo uu rajo ka qabo inuu jeebkiisa u dhaadhaco.

 

Taabit siyaasadda Soomaaliya  wxuu ku soo galay wuxuu qabaa gabar ay dhashay Nuurto Culusoow oo la dhalatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, Inta la ogyahay waa qoyska ugu musuqmaasaq badan  taariikhda Soomaaliya. Amiir Caamir howl karnimo kuma siin Tabit darajadaas ee jeebka ayaa loo buuxiyey

Ugu danbayn marka danbe oo aad argtaan sawir been been ah  oo laga sameeyey R’aisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Xaaji Cali Sharmaarke waxaad ogaataan  inuu diiday inuu buuxiyo jeebka qaadka weyn ee Amin caamir

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*