26th April 2024  admin  Category :

Dukaan aan lahayn maqal haye, oo intaad waxaad doonto soo qaadato aad albaabka ka baxaysid.

Shirkadda ganacsiga   Amazon Go,ee  Seattle, ayaa dukaankii ugu horeeyey oo aan lahayn qof lacagta kaa qaada ama Compute aad geliso waxaad soo gadatay maanta albaabada u furtay.

Amazon Go store

Dukaanka ayaa lagu soo gelayaa Barnaamij ku jira telefoonkaaga, inta aad adeeganayso Kamarad ayaa ku dul taagan oo la socota waxa aad qaadanayso. Marka aad dooratid waxaad gadanaysay albaabka ayaa toos uga baxaysaa,  adiga oo aa cidna arkin. Lacagta waxaa lagu soo dalacayaa  credit cards

https://youtu.be/lxqZTGOzi5I

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*