27th July 2024  admin  Category :

Caasimadda Puntland ee Garoowe,  waxaa maanta  ka dhacay banaanbax Shacabku ku taageerayaan Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira SNM, dadka ayaa sidoo kale ku dhawaaqayay inay ka xunyihiin dhibaato Somaliland ku hayso Shacabka Laascaanood. Waxay ku dhawaaqayeen “Laascaanood Madi maahan”.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*