28th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas Shacabka Puntland ayaa doortay,  haybadiisa,  sharaftiisa iyo wanaagiisu  waa astaanta Puntland. Haddii xilka loo doortay uu  ka soo bixi waayona waxay u taalaa siday ka yeeli lahaayeen shacabka Puntland oo keliya .  Farax Macalin  adigu Kuukuuyada iyo Kenyaatioga aad ka soo jeedo oo aad ku aabtirsato  aya kuu banaan inaad ka warantid

Maalintaad Isaaq kuu soo gelbinaysay  magaalada Laascaanood,  oo bulshada ku nool magaaladaas  laguugu   soo kaxaystay inaad bahdisho,  Puntland waxa madaxweyne ka haa Cabdiraxmaan Faroole, Taasina waxay kuu cadaynaysaa inaadan kala jeclayn Puntland hogaankeeda ee aad ujeedo kale leedahay

Image

http://www.hiiraan.com/news/2009/Dec/wararka_maanta22-8378.htm

Published: 1 March 2010
Wasaarada arrimaha dibada Kenya ayaa warqad codsi ah u qortey baarlamaanka Kenya si baaritaan loogu sameeyo Faarax Macalin Dawaaraa oo ah gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka baaritaankaasi oo la xariira hadalo uu jeediyey xili uu socdaan rasmu ah ku joogey SomalilandKismaayoNews ayaa fahamsan in DKMG ah iyo maamul goboleedka Puntland ay dacwad ka gudbiyeen Dawaaraa taasoo la xariirta hadalo ka caraysiiyey oo uu Faarax ka jeediyey booqashaddii December, 2009 uu ku tagay Somaliland .Wasiirka arrimaha dibada Kenya Mosas Watangula ayaa sheegey in codsigaasi ay barlamaankan u gudbiyeen uu la xariiro hadal kicin ah, isla markaasina dhiirogalinaya kala qobqob Soomaaliya gudaheeda ah oo uu ka jeediyey Somaliland.Puntland ayaa si weyn uga xanaaqdey socdaalka Dawaaraa uu ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo wasiir ka tirsan uu si xun u dhaleeceeyey socdaalka Faarax.Xubin ka tirsan gudiga difaaca iyo xiriirka caalamiga ah ee baarlamaanka Kenya Aadan Keynaan aya xaqiijiyey in codsigaasi uu soo gaaray, ayna dhawaan gudiga horkeenayaan Dawaaraa si ay wax uga weeydiiyaan eedeymaha oo ay tahay markii koowaad oo taariikhda Kenya baaritaan ceynkan ah lagu sameeyo qof xilkan haya.Dacwadan Puntland iyo DKMG ah ay sida wadajirka uga gudbiyeen Dawaaraa ayaa saameyn xun ku yeelanaysa xiriirka siyaasiyiinta Soomaalida Kenya iyo DKMG ah, sidaasi waxaa noo sheegey xubin sare oo ka tirsan dowlada Kenya oo aan dooneyn in magaciisa la shaaciyo, waxaa arrintani si gaar ah farta loogu fiiqayaa Cali Ameeriko oo ah safiirka DKMG ah u fadhiya Kenya iyo Ra;isulwasaare Cumar Cabdirashiid oo dhawaan Kenya booqasho uu ku tagay cabashada gudbiyey sida uu xubintani noo sheegey.Lama oga in arrintani ay ku lug leedahay muranka ka dhaxeeya xisbiyada PNU iyo ODM oo uu ka tirsanyahay Dawaaraa xilli baarlamaanke Kenya ay tahay in uu cod ku meel mariyo arrimo waaweyn oo la’isku heysto, sida in wasiiro loo qaado codka kalsoonida iyadoo la xasuusto gacantii birta ahayd ee Dawaaraa uu ku maamuley codbixintii codka kalsooniga loo qaaday wasiirkii maliyada ee hore ee lagu heystey fadeexadii Grand Regency. Dad badan ayaa waxa ay farta ku fiiqayaan in Faarax hogaamintiisa aan eexda lahayn aqalka baarlamaanka dhexdiisa uu dhibane u yahay oo la doonayo in meesha laga leexiyo si baarlamaanka loo mariyo wax alaale wixii la doono.

By David Ochami
Sunday, February 28, 2010

Deputy Speaker Farah Maalim

For the first time in the country’s history, Parliament will investigate a Deputy Speaker for his activities while on official duty abroad.

Foreign Affairs Minister Moses Wetang’ula has written to Parliament’s Defence and Foreign Relations Committee to investigate Deputy Speaker Farah Maalim’s activities on a tour of Somaliland in December last year.

The cause is key speeches he is alleged to have made that reportedly promoted separatism in Somalia and fostered ethnic disharmony between Somaliland and Puntland.

Committee chairman Adan Keynan admitted at the weekend that the minister wrote a letter seeking investigation, but declined to provide details citing Parliament’s Standing Orders.

“It is true we have received the complaint and we are going to work on it,” said Mr Keynan, who added Maalim “will be summoned soon”.

According to sources, Wetang’ula wants the Lagdera MP probed for speeches he made at various functions when he visited Somaliland between December 22 and December 29, which allegedly caused tension in the two regions of Somaliland.

But the TFG’s Ambassador to Kenya Muhamed Ali Nur denied any knowledge of a protest by his Government, although he was aware of Maalim’s visit. He also denied knowledge of any controversy stirred by Maalim. The Deputy Speaker could not be reached for comment.

Source: Standard

Image

Tuesday, 02 March 2010 14:46

Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay & Been Qaawan oo uu ka sheegay

Nairobi ( ALLSANAAG):-Faarax Macalin Dawaare oo ah Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka dalka Kenya ayaa wuxu qiray in uu doonayo in maamulka Hargaysa u ugu Ololeeyo Gooni goosadka ay la daala dhacayeen mudada 20ka sano ah.

Faarax Macalin Daawaare oo ah Gudomiye ku xigeen barlamaanka Kenya ayaa waxaa uu BBC da Laanteeda afka Soomaaliga ah siiyey waraysi ku saabsan Dacwo ka dhan ah oo uu amray wasiirka Arimaha debeda ee Kenya Moses Watungala.

Faarax macalin wuxuu si cad u sheegay in uu Barlamaanka Kenya hordhigi doono warbixin ku saabsan waxa uu ugu yeedhay xaalada Somaliland, taasoo uu ula jeedo in uu ka helo barlamaanka Kenya taageero oo ku fushado marshuuca uu ka soo qaatay Hargaysa.

Faarax macalin oo la sheegay in uu soo qaatay lacag $250,000 ah ayaa waxaa kaloo loo balan qaaday lacag intaas ka sii badan haduu ku gulaysto qorshahiisa.

Been cad

Wuxuu sidoo kale hadal been iyo gaf ku ah ka sheegay shacabka SSC oo uu sheegay in ay kaga horyimaadeen Burco agteeda taasoo ah hadal meel ka dhac ku ah shacab ka la hasyto ee reer Laascaanood iyo sidoo kale bulsho weynta SSC. Mar wax laga waydiiyey in uu diidan yahay in *********** ka soo horjeedo maamulka Gooni goosadkla ah ayuu si jees jees ah islamarkaana yasi taan ah ku yidhi Meel kastaba mucaaradku waa ka jira iyo hadal Dulucdiisu ahayd in aysan saameyn lahayn dadka ka soo horjeeda Maamulka haysta Laascaanood oo la ogyahay in *********** dhaqan iyo shacab Caruur iyo Ciroole ka mideysan yihiin Midnimada Soomaaliya iyo iska dhicinta Maleeshiyada haysata Laascaanood.

Maxaad ka taqaana Faarax Dawaare?

Faarax Macalin Dawaare waa nin ku caanbaxay Dilaalnimada iyo danaysiga. Wuxuu can ku yahay in uu isticmaalo wajiyo badan oo dhawr nooc ah, wejiyada uu Isticmaalo wuxuu ku saleeya marba qolada uu la joogo. Waxaa la xasuustaa in uu 2006kii amrkii Maxkamaduhu qabsadeen Koonfurta Soomaaliya uu halkaas tegey isla markaana uu sitay Weji ah Soomaalinimo iyo in uu caalamka iyo Maxkamadaha isku xidhayo. Wuxuuna halkaas ka helay lacag aad u fara badan oo uu ka qaatay wadadii uu ku yidhi waa la idin Aqoonsanayaa.

Lacag taas la mid ah na wuxuu ka diirtay Maraykanka iyo reer galbeedka oo uu u siday Magacyo dad ay doonayeen oo uu ka soo xuuraamay Mudisho. Taasi waxay dhaxal siisay in uu lacag badan ku bixiyo Dorashadiisii Xildhibaanimo iyo Gudoomiye ku xigeenimo taasoo uu ku gulaystey.

Wajiyada kale ee uu isticmaalo waxaa ka mid ah, Daarroodiya, Kablalaxiya iyo ********iya. Dhamaana arimahaas wuu ku qidhaabtaa mana jirto cid uu wax ugu qabto in uu ku dilaalaysto mooyaane.

Sidoo kale wuxuu Faarax Macalin caan ku yahay in uu iibsado sheekooyinka Siyaasadeed ee dhexmara asaga iyo qolyaha markaas uu isku Maansuukhinayo ee uu ka doonayo Sandareerada.

Safarkiisii Hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*