28th March 2024  admin  Category :

Ururka  Sanaag, Sool iyo Bari SSB  ayaa  meel isugu keenay Isimaddii, siyaasiyintii, Xildhibaanaddii iyo Ururada Bulshada  reer Maakhir. Wakiilada Sanaag, Sool, iyo Bari ee dalka Soomaaliya , oo ay ka mid yihiin Fadumo Looshade iyo Sucdi Baandeey ayaa maanta markii ugu horaysay shir ay soo qaban qaabiyeen ku wacyi geliyey dhamaan bulshada reer Maakhir in loo diyaar garoobo sidii cadwga AAN NAXARIISTA LAHAYN OO SOO DUULAY  looga saari lahaa buuraha Calmadow iyo sidii loo xoojin lahaa midnimada Soomaaliya. Madaxdii ka soo qayb gashay  kulankan waxa ka mid ahaa gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee kja soo jeeda Sanaag iyo Hayland, Siyaasiyiin iyo saraakiisha ay ka midka yihiin Xanaano iyo Jeeni taag.

Taageer Ururka SSB, haddii aadan doonayn  TACSI Danbe oo ka timaada buuraha Calmadow

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*