27th July 2024  admin  Category :

Wafti uu hogaaminyo wasiirka wasaaradda waxbarashada Dawladda Puntland Cabdullahi Maxamed Xasan oo safar shaqo ku jooga degmada Badhan ayaa kormeeray goobaha waxbarashada degmada waxana ay kulamo la qaateen masuuliyiinta goobaha ay booqdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*