27th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michael Keating oo ah wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2016-2018.

Gudoomiyaha Guddiga doorashada Soomaaliya  Xaliimo Yareey iyo asxaabteeda,  oo intay xilksaa hayeen hal xaafad oo ku taal Soomaaliya aan doorasho ka  qaban aya iyaguna xaflad u qabtay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*