![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/09/41168163_10215279949726497_727553621557772288_n-624x416.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michael Keating oo ah wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2016-2018.
Gudoomiyaha Guddiga doorashada Soomaaliya Xaliimo Yareey iyo asxaabteeda, oo intay xilksaa hayeen hal xaafad oo ku taal Soomaaliya aan doorasho ka qaban aya iyaguna xaflad u qabtay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya