26th July 2024  admin  Category :

Maalin aan fogayn Hooyooyin Soomaaliyeed , oo si sharci daro ah ugu xiran xabsi ku yaal dalka Sacuudiga ayaa warbaahinta codsi u mariyey madaxda dawladda Soomaaliya, si halkaa looga sii daayo ama dalkoodii hooyo dib loogu soo celiyo . Ilaa hadda ma jiro mid ka mid ah madaxda Soomaalida oo arinta ka hadlay ama u garaabay hooyooyinka cabanaya ee qaarkoo xabsiga ku dhex umulay

Maanta warbaahinta Kenya ayaa sax iyo khalad midkii ay tahayba qoray in Kooxda Fahad Yaasiin ee NISA iyo alshabaabku isku milmeen, isla maantaba dawladda Soomaliya waxay soo saartay warsaxaafdeed ay ku difaacayso Fahad Yaasiin

This image has an empty alt attribute; its file name is 93619414_3470836356264419_4033784927366414336_o.jpg

https://allsanaag.com/beer/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*