27th July 2024  admin  Category :

Maanta waxaa gaaray magaalada Kismaayo Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Siciid Deni iyo xubno kalle oo wehelinayey madaxdaas. Hadaba, dawladda federaalka ayaa isku daygeedii ahaa ineey hor istaagto calleemo saarka Ahmed Islaam, uu ku soo dhamaaday fashil. Farmaajo iyo Kheeyre waxeey u heeystaan in dadka la caburin karo, iyaga oo aan nabad buuxda ku joogin magaalada Muqdisho, habeenkiina ku kaadiya dhalooyin. Ma dad ayaa la caburin karaa?

https://youtu.be/ZQh6l_JJjBw

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*