17th July 2026  admin  Category :

Inta badan siyaasiyiinta beesha Isaaq ee ka mid ah dawladda federaalka sOOMAALIYA ayaa hoos kala shaqaynayey xiriirka hadda soo caan baxay ee ay beeshooda hoos kala socotay hogaamiyaha dalka Israel ee Netanyahu[.

Waxa ka mid ah safiirkii Soomaaliya u joogay dalka Hindiya iyo Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ay ka mid tahay Gobsan oo inta badan joogta xaafadaha madaxweynaha Soomaaliya oo ay isku garab yihiin

Wasiirka Arimaha dibada Somalia Abdisalaan Cali hooyadiina waxay ka soo jeedaa beesha Habar jeclo ee Isaaq, inta badan isaga ayaa fududeeyey khiyaanadan lagula kacay Qarankii Soomaaliyeed, welin xilkiisii waa haysta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*