26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa caawa booqday shacabkii uu saameenta Ku yeeshay Roobki xalay ka da’ay Muqdisho iyo goobaha ay biyihu fariisteen, waxuun amray in deg-deg wax looga qabato xaladan taagan. Isagoona naxariis Allah u waydiiyay dadkii ku geeryooday daadkii roobka.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaalya Abuukar Islow Ducaale ayaa Kormeer ka dib ka warbxiyay xaaladda guud ee magaalada iyo saameenta uu Roobku gaarsiiyay shacabka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*