3rd October 2024 admin Category :
Gobolada Sool iyo Sanaag maalin ma soo booqan, hase ahaatee waa maekii sadexaad oo si dhuumasho ah oo uuna la socon wasiirkiisa arimaha dibadda uu kula kulmay mid ka mid ah madaxdii SNM ee doonaysay inay Soomaaliya kala gooyaan.
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si qarsoodi ah ahna khiyaano qaran kula kulmay wasiirkii hore ee beesha SNM ugu mafcawnaa arimaha dibadda Mohamed C / laahi omar