26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul wasaaraha Xasan Cali Kheyre ayaa hadda gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland halkaas oo maanta lagu aasayo Alle ha u Naxariistii Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax.

Waxaa sidoo kale Garoowe gaaray, madxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Maxamad Cabdi Waare.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*