26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Seyniska Mudane Cabdullaahi Maxamed Muuse .

Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey kulanka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*