17th October 2024  admin  Category :

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa uga hadlay dhinacyo badan, kuwaas oo xiligaan dalka ka taagan,  waxaana uu soo hadal qaaday wadadii loo maray ridistii Baarlamaanka Golaha Shacabka ee xukuumaddii Xasan Cali Khayre.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*