14th January 2026 admin Category :
Madaxwynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday Deegaanka Roox oo ka tirsan Degmada Gaalkacyo oo ah Deegaan Beeralay ah waxa uuna Madaxweynuhu Halkaas Kulan Kula Yeeshay Beeralayda Deegaankaas .