26th July 2024  admin  Category :

Hooyo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda beesha Samaroon oo deriskeeda Hargaysa ee SNM ku soo dacweeyeen inay Googarado Calanka Soomaalida u eg ay xirato, gurigeedana uu ku goglan yahay Calanka Soomaalida ayaa ku xiran xabsiga Hargaysa

Marwo Degan Miiraash oo ah Hooyo dhashay afar caruur ah ayaa isbuucii labaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee Hargeysa waxaana loo haystaa in ay qolka hurdada ee gurigeeda ku sharaxatay Calanka Soomaaliya sawiro ay ka qaadayna ku faafisay baraha bulshada.

Muuqaal Degan kusoo duubtay gudaha jeelka oo laysoo diray ayay ku sheegtay inay markasta ku celcelin doonto ha noolaato Soomaaliya cid wax ka qaadaysaana aanay jirin. Waxaanay sheegtay in lagu eedeyay Qaran dumis.

Degan ayaa kasoo jeeda Gobolka Awdal.

One thought on “Gogosha gurigeeda taal ayeey u xiran tahay

  1. jiir

    waxaa nasiibdaro ah dadkii dadka ayagu qabiilka ku xasuuqayay inay calanka som dhurwaa camal u cunaan
    aliwaraabe alle Jane tusimaayo Maria jaajuus siyaad Maria isaaq jealous dadkan isaaqaa maaba baasborkaba loodiido
    kuwooda calanka haysta ee dadka ku afduubaya

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*