28th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay Isku-shaan-dhayn uu xalay madaxweyne Deni ku sameeyey Golaha Wasiirrada Puntland.

Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan isku-shaan-dhaynta, sidaasna ay ku tahay sharci-darro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*