26th July 2024  admin  Category :

Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo ku kulmay Guriga madaxweyne ku xigeenka Puntland

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Hoygiisa kulan Afur iyo soo dhoweyn ah kula qaatay Isimada dhaqanka SSC ee kala ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Suldaan Mustafe Awseed ,Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi iyo Garaad Cabdisalaan Xasan.

Kulanka waxa ka qayb galay Wasiirka Duulista iyo Hawada Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*