28th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Maamulka Hargeeysa, oo ah kuwo aan kalla garaneen farqiga u dhaxeeya Badhan iyo Burco, ayaa ka hadlay booqashadii uu Ca/welli Gaas uu ku yimid magaalada Badhan oo  ah degmo ka tirsan maamulka Puntland.

Haddii maamulka Hargeeysa ay iyagu goosasho doonayaan, waa ineey naftooda uun ka hadlaan, iskana illaawaan sheegashada dhul iyo dad aan goosasho dooneen.

Hadaba, Maamulka Hargeeysa waxa kalliya oo deeqaa waa xabad looga soo saaro wadnaha iyo maskaxda taas oo ah midda kalliya ee afkooda ka joojin karta sheegashada gobolada Sool iyo Sanaag.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*