19th December 2024 admin Category :
Siyaasiyiinta Maamulka Hargeeysa, oo ah kuwo aan kalla garaneen farqiga u dhaxeeya Badhan iyo Burco, ayaa ka hadlay booqashadii uu Ca/welli Gaas uu ku yimid magaalada Badhan oo ah degmo ka tirsan maamulka Puntland.
Haddii maamulka Hargeeysa ay iyagu goosasho doonayaan, waa ineey naftooda uun ka hadlaan, iskana illaawaan sheegashada dhul iyo dad aan goosasho dooneen.
Hadaba, Maamulka Hargeeysa waxa kalliya oo deeqaa waa xabad looga soo saaro wadnaha iyo maskaxda taas oo ah midda kalliya ee afkooda ka joojin karta sheegashada gobolada Sool iyo Sanaag.
https://youtu.be/TKoxXaHmmp4
https://youtu.be/hzmYEU2yczg
Allsanaag.com