29th March 2024  admin  Category :

Wuxuu ku casheeyey $815, Baqshiishna wuxuu u bixiyey $5000

Gregg Popovich, oo ah Tababaraha kooxda San Antonio Spurs ee  Kubadda Kolayga a ee dalka Maraykanka  oo ah tabaraha ugu waqtiga dheer kooxaha Kubadda kolayga ee ka dhisan  dalka Maraykanka( NBA). Ayaa sida la sheegay isaga oo ku sugan magaalada Memphis oo halkaa uu u joogay Ciyaaraha Kubadda Kolayga ee galbeedka Maraykanka isreebreebkoodii kooxda u soo bixi lahayd kooxda Xulka  galbeedka, ayuu wuxuu tegay markii laga badiyey magaaxida McEwen’s, ee ku taal  Memphis . Sida aad ku arki doontaan warqada hoose wuxuu cunay cunto qiimaheedu yahay $815, wuxuuna qifkii cuntada u keenay ee Kabaryeeiga ahaa Baqshiish u siiyey SHAN KUN OO DOOLARKA MARAYKANKA AH.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*