26th July 2024  admin  Category :

Kaanje oo u sharaxan Xildhibaan ayaa Ceel buh lagu soo dhoweeyey. Wasiikii hore ee Batroolka iyo macdanta  dawladda federalka Soomaliya Maxamuud Cali Kaanje ayaa maanta magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag kula kulmay Odayaasha magaaladaas,  isaga oo ka codsaday inay Muqdisho u diraan si uga mid noqdo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*