26th April 2024  admin  Category :

Ku gado Talafishan Dh89,999, gaari BMW ahna  horay u sii kaxayso

Shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo iibisa qalabka wax lagu dhagaysto ama lagu daawado, ayaa macaamiisheeda waxay u soo bandhigtay mar ay maanta furayeen dukaan cusub inay talafishan Casri ah oo nooca LG 4K65″ oo qiimihiisu yahay (Dh8,999) ay ku gataan Dh89,999 ($24,324) si ay u helaan gaari ka mid ah kuwa lagu tamashleeyo oo soo baxay 2017 model BMW 318i oo qiimihiisu yahay Dh145,000.
Qofka talafishankaa ku gata Dh89,999 oo gaariga hela wuxuu faaiiday lacag dhan Dh49,000.The total savings on this package is Dh49,000

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*