26th July 2024  admin  Category :

Waa Murashaxa qura ee aan ka soo jeedin Beesha Majeerteen oo marka uu khudbadeenayo ay ka muuqato kalsooni,  Karti, geesinimo iyo Hartinimo . Murashaxan ayaa ka soo jeeda beesha Axmed Harti.  Halka Murashaxiinta Tirada badan ee   uu ka midka  yahay Siciid Deni aan haba yaraatee la fahmin markay khudbadeenayaan iyo  waxa ay ka hadlayaan, hase ahaatee kalsoonida qura ee  haystaan  ay tahay in beeshiisu 33 Xildhibaan ay ku leeyihiin Baarlamaanka Puntland. Beesha Majeeryeen ayaa Baarlamaanka Puntland ku leh 33 Xildhibaan , halka Beesha Dishiishe ay ku leeyihiin 3 Xildhibaan Baarlamaanka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*