26th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Guddiga Dhismaha Wadada Ceel-daahir Ceerigaabo Sh, Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo baaq u diray shacabka somaliyeed gar ahaan shacab reer puntland inay ka qayb qataan qof iyo foosto, oo lagu dhisaayo wadada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*