31st October 2024 admin Category :
Qaar ka mid ah Xildhibaanada beelaha Hawiye iyo Alshabaab oo dagaalkii uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo u arkay Fudayd iyo arin lagu deg degay.
Daahir Amiin Jeesoow, oo had iyo jeer qaata ama aaminsan fIKIirka ay aaminsan yihiin argagixsada Alshabaab ayaa mar kale ku raacay hadal ay dhowaan sheegeen oo ahaa in Madaxweyne Farmaajo ku deg degay dagaalka uu iclaamiyey.
Xildhibaan Jeesow, oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee beelaha Hawiye ayaa dadkii ay dileen argagixisadu waxay ku eedeeyey madaxweyne Farmaajo. Xildhibaankan ayaa isaga oo difaacaya Alshabaab, waxa uu sheegay in laga caraysiiyey alshabaab. Sababtaasna ay dadka u dilayaan.
http://www.jowhar.com/2017/04/11/jeesow-dal-dagaal-ku-jira-hadana-aad-dagaal-u-iclaamiso-waa-arrin-fudeed-ku-jirta/
http://www.kismaayo24.com/al-shabaab-oo-fudayd-badan-ku-sheegay-madaxweyne-farmaajo/